Hogaamiyaha TPLF oo 8 bilood ka dib ku laabtay Magaalada Makelle (Daawo Sawirro)

Hogaamiyaha kooxda TPLF ayaa dib ugu laabtay caasimada gobolka Tigray ee Mekelle, kadib 8 bilood oo uu dagaal kula jiray ciidamada Federalka, sida ay wararka sheegayaan. Dr. Debretsion Gebremichael ayaa shalay soo gaaray magaalada Mekelle, maalmo kadib markii ay ciidamada Federalku ka baxeen magaalada iyo inta badan gobolka. Waa gudoomiyaha kooxda TPLF wuxuuna madaxwayne ka … Continue reading Hogaamiyaha TPLF oo 8 bilood ka dib ku laabtay Magaalada Makelle (Daawo Sawirro)